Booliska Jubbaland oo Kismaayo ku qabtay Maandooriye aad u badan (Daawo Sawirada)

Ciidamada booliiska maamulka Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Kismaayo waxa ay kusoo qabteen waxyaabaha Maanka dooriya gaar ahaan xashiish la doonayay in magaalada lagu iibiyo. Xashiishkna oo dhamaa28-kg oo lagu soo xir xiray baco ayaa la doonayay in si farsameesan loogu suuq geeyo qeybo kamid ah magaalada Kismaayo, hasa ahaayee booliiska oo arintaasi … Continue reading Booliska Jubbaland oo Kismaayo ku qabtay Maandooriye aad u badan (Daawo Sawirada)